Muddo intee le’eg ayuu Viruska Corona ku noolaan karaa telefanada gacanta dushooda?

Daraasad caafimaad oo Australia ah, oo muddo ka hor lagu daabacay Wargeyska Virology ayaa muujisay in fayraska keena cudurka covid-19 uu ku noolaan karo in ka badan bil dusha sare ee shaashadaha taleefannada gacanta iyo Waraaqaha lacagta. Anders Weidel oo ah Profasor ku takhasusay cilmiga Virology ee Jaamacada Lund ayaa u sheegay idaacada Sweden in … Continue reading Muddo intee le’eg ayuu Viruska Corona ku noolaan karaa telefanada gacanta dushooda?